Bulsha:- Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay mar kale in uu yahay musharax 2016, isla markaana uu aamin sanyahay in uu soo noqon doono mar labaad.
Madaxweynaha oo Telephone su’aalo lagu weydiinayay qurbo joogta Puntland & Jubaland ayaa ka jawaabay su’aalo dhowr ah oo iyaga is burunaayo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in mushaarka Ciidanka XDS uu isagu bixiyo wax lacag caawinaad ahna uusan ka helin beesha caalamka iyo cid kale.
Madaxweynaha oo dhowr su’aalood la weydiiyay ayaa u ekaa mid qancinaayo qurbo joogta Puntland iyo Jubaland HOOS KA DHEGAYSO WAXA KALA QABSADAY.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment