Bulsha:- Raga qaar ayaa la ogaadayn in aysan wax badan sameyn karin marka la joogo habeenka ugu horeysa arooska waxaan taas ugu wacan ilaa dhowr arimood kuwaa oo is biirsaday lkn hadii uu arimahas ogaado in ay ku yhiin caqabada waa uu iska daaweyn karaa lkn hadii uu iska dhagatiro arintas ayaa ku noqon karta in uu waayo qofta u soo aroosay.
Hadii ay tahay qofta aad soo guursaday gabar oo aan wali la soo guursan waxaa ku sugee shaqo aad u weyn taas laga rabo ninka soo guursaday gabarta qof walba oo arintaas sameyay waxaa laga rabaa in ka baxsado usbuuca hore hadii ay arintaas ku rumoobi weyso waxaa dhici karta in aad fashilanto waliba ay ka cararto qofta aad so guursatay.
Waxaa la soo ogaaday ninkii leh ilaa sadex calamadood in uusan bigro jabin karin qofta usoo guursay lkn hadii uu calamadahas iska hor wareejiyo waa uu sameyn karaa wax kast oo ay oga baahantahay qofta uu soo guursaday.
1: Ninka biyihiisa ay dhawyihiin ninkaas uma fududa in uu dhaqso bigro jabiyo gabarta uu soo guursaday.
2: Nink guska qaloocan waa la mid wayo dhib badan ayuu marayaa waxaana uu ka daranyahay midka hore.
3: Ninka Guska Jilicsan waa la mid waayo kaas waxaa horay u soo dilatay siigada markii uu siilka afka u saaro ayuu soo labanaa waayo xoog badan malahan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment