Bulsha:- Shabakada ishadunida.com oo dhinacyo badan ka eegeysa arimaha qoyska si loo xaliyo arimaha ka dhex jira lamaanayaasha ayaa haatan eegeysa qaladaad ka dhaca ka dib kulanka nolosha.
Arinta ugu horeeysay ayaa ah in ka dib kulanka in siiba ninka laga helo xoogaa kaftan iyo fara ka cayaar lagu sii dhameystirayo shaqaddii labada lamaane waxaana jira arimo yar oo gabi ahaanba ku dheeli kara xasuustii kulankii dhacay ee iska eeg.
* Waligaa Haku Deg Degin Hurdo : tani ninka ama gabarta waxa ay ku rideysaa niyad jab waayo midkiina ayaa laga yaabaa in uu sugayo xoogaa faro ka ciyaar iyo mahad celin haddii qaladkaas uu dhaco isla markaana joogto noqdo kulanka wareegga dambe ayay saameyn ku yeelaneysaa .
* In Ad Durba Qubeys U Cararto : waa qalad weyn waxa uuna midkiina dareensii karaa in aad ku yaq yaqsaneyso kulanka aadna dooneyso in raadadkisa durba ka taqalusto .
* Waligaa si toos ah odaygaada ha u sheegin in shaqadiisa nolosha macaan ay ka dhacsaneyd taasi niyad jab oo shaqada dhan uu ku gabi karo ayay ku keeni kartaa
Shabakada bulsha.com oo dhinacyo badan ka eegeysa arimaha qoyska si loo xaliyo arimaha ka dhex jira lamaanayaasha ayaa haatan eegeysa qaladaad ka dhaca ka dib kulanka nolosha.
Arinta ugu horeeysay ayaa ah in ka dib kulanka in siiba ninka laga helo xoogaa kaftan iyo fara ka cayaar lagu sii dhameystirayo shaqaddii labada lamaane waxaana jira arimo yar oo gabi ahaanba ku dheeli kara xasuustii kulankii dhacay ee iska eeg.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment