Dumarka Soomaliyeed oo War Cusub Keenay 2015 ninkii aan Laheyn 6’aan Arimood Ma Rabno.

Bulsha:- Warkii hore ar soo dhaaf dumarkii soomaliyeed ayaa hada waxaa ay bilabeen in ay raga xujo oga dhigaan in ay soo sameytaan ilaa 6 arimood kuwaas rag badan ku adkaan doonta hadii ay isku dayaan in ay sameyaan waa yaabka yaabkii hadii dumarka ay run arintaan ka dhigaan waayo howl adag.

Dumarka casriga ah ayaan ka hadleyn lkn mahan kuwii hore waayo kuwii hore arimaha aan soo wadno waxba kama ogeyn waxaa ay rag ku qaadan jireen ragow rag matahay lkn arimaha waa is badaleen.

Dumarka ayaa hada waxaa ay raga ku xujeyeen in ay yeshaan wax la dhaho six back waa arin ay la yabeen ragii hore six back waxaa laga wadaa in murqaha caloosha la jaro oo raga ay sameyaan alamiito badan waayo taas ayaa lagu gaari karaa hadafaka ah six back.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment