Gabar Soomaaliyeed Oo Ka Shaleysay Tahriib Ay Soo Gashay,dadkana ka waanisay

Bulsha:- Nimco Muuse Axmed, waa gabar Soomaaliyeed oo kasoo tahriibtay deegaanada Somaliland.

Waxay tahriib kusoo gaartay oo ay iminka ku sugan tahay dalka Austria.

Waxa ay ka shaleysay tahriibka ay uso gashay Yurub.

HALKAAN KA DAAAWO MUUQALKAAN







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment