Bulsha:- Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada . Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xamxam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula faracayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhandhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .
HALKAN HOOSE KA DAAWO_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment