Bulsha:- Koox Tahriibayaal ah oo tiro ahaan lagu sheegay 28 ruux ayaa sida raashinkii waxaa lagu soo cabeeyay gaari xamuul oo ah nuuca xamuulk aah gaar ahaan kan aa lahayen meelaha laga neefsado.
Tahriibayaashaan waxay rabeen inay galeen dalka Mareyanka waxayna ka kala imaadeen dalalka Guatemala, Mexico iyo El Salvador.
8 ruux waxay ahaayeen dumar halka inta kale ay ahaayeen rag kuwaasoo laga soo saaray gaariga iyadoo xaaladu ku xuntahay waxaana qaarkood loo qaaday isbitaalada madaama naqasku ku xirmay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment