Bulsha:- Ururka Al Shabaab ayaa soo bandshigay Muuqaalkii labaad ee Video-ga dagaalkii ay Ciidamada Amisom kula galeen Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkani ay ku dileen Ciidamo kor u dhaafaya ilaa 50 Askari oo ka socday dalka Uganda, hadaba arinkaasi sheegashada waxaa beeniyay sarkaal u hadlay Ciidamada Dalka Ugandha looga dilay 12 askari. Hadaba halkan Hoose ka daawo Qaybtii labaad ee Dagaalkii Leego.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment