DAAWO VIDEO:-Farxiya Kaba Yare oo Fariin Cusub u Dirtay Maamulka Somaliland Kuna Tilmaamtay Kuwa aan….

Bulsha:- Fanaanada Soomaaliyeed ee Farxiya Kabayare ayaa siwayn uga cadhootay Cunsuriyada maamulka Hargeisa, iyadoo ka hadlaysa Xadhig magaalada Hargeisa loogu gaystay Fanaaniin dhowaan Bandhig Faneed ku qabtay Muqdisho.

Farxiya ayaa waxay sheegtay in wax laga xumaado ay tahay, in Loo xidho Fanaaniinta maxaad Xamar u tagteen, Waxay sidoo kale Su’aal  kusoo Celisay Dadka Reer hargeisa oo ay waydiisay wixii ay dareemi lahaayeen ?

Sidoo kale Fanaanada ayaa sheegtay in Fanaaniintu aysan xuduud lahayn oo Xafladaha iyo Bandhigooda ay Soomaalida oo dhan u buuxiso dhamaan Daafaha dunida, Waxayna sheegtay inaan beel gaar ah Fanaaniin wax u tarayn.





HALKAN KA DAAWO VIDEO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment