Madaxweynaha Uganda oo ay dhibaato culus ku habsatay (Sawir)

Bulsha:- Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa bilaabay inuu gacanta Biddix ku salaamo dadka u imaanaya kadib markii dhaawac ka soo gaaray gacanta Midig uu ku dhufsaday Albabaabka Gaarigiisa.

Yoweri Museveni ayaa la sheegay inuu si KMG ah gacan biddix u ahaan doono maadaamo uu dhaawac haleelay mida kale.

Odaygaa isku roon ee korka dhaaliya ayaa muda dheer ka ariminayay dalka Uganda, dhibkaan soo gaaray ayaana walaac ku abuuray shacabka dalkaas oo aad ula dhacsan habdhaqanka hogaamiyahooda.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment