Hargeysa: Fanaaniinta N. Hilaac, Xamda Queen,Ciro iyo C/raxmaan Oday oo xabsiga la dbigay

Bulsha:- War goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in fanaaniinta ka tirsan xidigaha Geeska ee kala ah Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Maxamed Cirro iyo Cabdiraxmaan Oday lagu xiray Hargeysa, kadib wax yar markii ay kasoo laabteen magaalada Muqdisho, halkaasoo ay kusoo qabteen bandhig Faneed ku saabsan munaasabada Ciida.

Wixii faah faahin ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment