Daawo Heesta Ciida oo Muuqaal Qurux badan la dul saaray oo inaba caadi ahayn

Bulsha:- Malaayiin Muslimiin ah ayaa maalmahani u tahay maalin farxad badan oo ay damaashadayaan si gaar ah caruurta Soomaaliyeed ayaa la geeyaa goobaha quruxda badan si ay u soo qaataan maalintooda farxada waxana ka mid ah meelahaasi Mall Of Amerika oo ku yaala Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Waxaa halkaasi maalinta ciida la keenay caruur Soomaaliyeed si ay halkaasi ugu soo ciidaan ayna ula ciyaaraan caruurta da’dooda oo kale waxayna u ahayd maalin aad u farax badan oo aysan ilaawi karin.

hadaba muuqaal aad u qurux badan oo indhaha soo jiidanaya ayaa laga soo duubay goobtaasi iyagoo caruurta Soomaaliyeed ay ciyaarayaa ayna ku baashaalayaa goob loogu tala galay in lagu ciyaaro oo caruurta u qaas ah.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment