Bulsha:- Hooyo Soomaaliyeed oo hadana Hal Abuur ah ayaa Fariin Qiiro leh la wadaagtay Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iyadoo Saluug iyo dhaliin ka muujisay madaxda dalka sii kordhaysa ilaa gobolada ilaa tuulooyinkooda iska ootay iyadoo u la hadlaysay shacab badan ayey sheegtay in madaxda ay geereen ilaa 50 Wadan waxayna ku hadal qabsatay madaxweynihii hore ee dowladii dhexe ee uu hogaaminayey Jaale Maxamed Siyaad Barre.
Hooyadani oo tix gaaban oo cajiib ah ay kaga hadashay dhinacyo badan oo dhibaato ka jirtay ayaa ka daawan kartaa Muuqaalkani hoose oo aad u xiiso iyo xamaasad badan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment