Gabar Jisha Filimada Qaawan oo muran Waayn ka dhalisay Taiwan

Bulsha:- Dalka Taiwan waxaa la daabacay nuqul gaar ah ee kaarar cusub, oo lagu raaco gaadiidka dadweynaha, waxaana ku sawiran gabar u dhalatay dalka Japan, oo matasha filimada qaawanaanta ee dadka waaweyn. 

Waxaa kaararkan lagu iibsaday afar saac gudahood.
Sawirka Yui Hatano ee kaarka dharkeeda ayay gashan tahay, lakiin dad badan ayaa ka carooday arrinkani. Dukaamo badan ayaa diiday inay iibiyaan kaararka. Shirkadda gaadiidka, ayaa markii dambi ku qasbanaatay in shan iyo toban kun oo kaar ay ku iibiso qad telefoon oo dadku si toos ah u soo wacaan. Lacagta kasoo baxda ayaa la sadaqayn doonaa.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment