Bulsha:- Fanaanad/Suxufiyad:Nimco Deggan: ( XADHIGA XIDIGAHA GEESKA.WAAN KA SOO HORJEEDAA). waxa tidhi sidaa Fanaanada isla markaana ah Suxufiyadda Somaliland, Arintan waa arin u taala Somaliland, dadka wax ka raadinaya hayska daayeen,xidigaha in la xidho anagu ma ogolin hadii aanu nahay saxaafada iyo fanaaniinta qaranka JSL, waxaanu codnsanaynaa in la soo daayo,fanaaniintaa.
RII HAL KAAN OO DAAWO FANAANADA NIMCO DEGGAN
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment