Bulsha:- Fanaanka Xuseen Carab ayaa horay u ahaa Atoore jilo aflaanta loo ekaysiiyay filimaanta hindiga oo ka soo bixi jiray studio Alfaghi oo ku yaalay magaalada muqdisho gaar ahaan xafada Xamar weyne.
Sido kale Xuseen Carab ayaa markii danbe guursaday Fananada Nimco Xasan waxuuna ahaa markaas musigiiste musiga u tuma fananada Nimco Xasan oo hadda ku nool magaalada Muqdisho.
Xuseen carab hadda waa fanaan inta badan qaada heeso leh laxanka heesha hindiga ,waxuuna inta badan ku soo jiita gabdhaha yaryar ee jacel aflaanta hindiga ee lagu fasiro Afsoomaaliga.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment