Bulsha:- Waxgaradka , odayaasha, haweenka, ardayda iyo waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa ku baaqay joojinta colaada sokeeye, waxayna sheegeen inay colaadaasi tahay mid aan faa’ido lahayn, caqli badana aan laga dheefeyn.
Oday ka mid ah odyaasha ayaa hadlayey ayaa sheegay inuu habaarayo kuwa dagaalka hurinya wuxuuna la ilmeeyey colaadaas, Arday ayaa ayaguna arimahan ka halday.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment