Daawo Sawirada” Dowlada Indonesia oo xukuno ku fulisay Rag iyo Dumar oo ku dhaqaaqay ficil fool xun

Bulsha:- Qaar kamid ah Telefeshinada Caalamka ayaa baahiyay Muuqaal iyo Sawiro laga soo qaaday Ciidamada Indonesia oo xukun sharci ah ku fulinaayo Rag iyo Dumar la sheegay inay sameeyen talaabo lid ku ah Shareecada Islaamka taasi oo ah mid la xiriirta Macsi.

Ciidamada ayaa la arkaayay iyaga oo Raga iyo Dumarkaasi la dhacaaya Karbaash, sida ka muuqata Sawirada hoos yaala.

Xukmintaani ayaa waxa ay ka dhacday goob fagaaro ah waxaana kasoo qeybgalay Saraakiil, Masuuliyiin iyo Boqolaal shacab ah oo gabi ahaanba daawanaayay qaabka uu xukunka u fulaayo.

ciidamada Boliiska Indonesia waxaa ku jira haween xijaaban islamarkaana dhar kan boliiska loo ekeysiiyay xiran kuwaasi oo fulinaayay Karbaashka.
















_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment