Xuseen Cabdi Xalane oo beeniyay in uu Yahay Musharax Jubbaland ah, taageerayna Axmed Madoobe.

Bulsha:- Xuseen Cabdi Xalane oo ah Siyaasi soomaaliyeed ayaa waayadaanba Warbaahinta Soomaalidu waxa ay aad u Buunbuuninayeen in uu yahay Musharax Jubaland ah, Doorashada Soosocotana uu Tartamidoono maamulkaasi ayaa beeniyay

Xalane oo ka hadlayay xaflad lagu furayay wasaarado ka mid ah kuwa Jubbaland ayaa waxa uu cadeeyey in uu san ahayn Musharax u taagan jagada Madaxtinimada Maamulka Jubbaland isaga oo cadeeyey in musharixiisu yahay uuna taageersanyahay Madaxwaynaha Iminka Xilka haya ee Axmed Madoobe.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment