Bulsha:- Maleeshiyaadka Daacish ayaa soo bandhigtay Sawirada dufcadii ugu danbeysay caruur ay askarnimo u tababareen .
Maleeshiyaadka ayaa dufcadaasi usoo xiray Carruur ay da’doodu ugu badan tahay 10 jir, waxa ayna u kala saaren qeybaha kala duwan sida Amniyaadka, Booliska iyo Militeriga.
Carruurtaani ayaa si gaar ah loogu tababaray shiishka iyo furfurida qoryaha waxa ayna si rasmi ah ula dagaalami doonaan Ciidamada daacada u ah Dowlada Bishaar al-asad.
Waxyaabaha la barayo waxaa ka mid ah lagdanka madaama uu dagaalka qeyb ka yahay marka gacmaha la isugu tago waana dhacdaa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment