WAR CUSUB:Sarkaal Al-Shabaab ah oo Kismaayo laga Warsaday+Ninkii Axmed C Godane Ugu Dhawaa….”TOP VIDEO”

Bulsha:- Sarkaal horay ooga tirsanaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka,kan mid ahaa ragii oogu dhaw dhawaa Madaxda Sare ee Al-Shabaab,ayaa hada ku sugan Magaalada Kismaayo,kadib Markii uu sheegay in Al-Shabaab uu ka soo baxsaday,hadana Ku sugan Magaalada Kismaayo.

Ninkan oo wareysi siiyey TVga Afka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab oo ka hayo Xog badan isla Markaan qorshaha Al-Shabaab uu xaqiiqo ahaan u ogyahya in Al-Shabaab ayna wax shaqo ah kulahayn diinta Islaamka,Sidaas darteed isaga iyo raga kale oo badan ay Cabsi oogu dhexnoolaayeen.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment