Bulsha:- Danjire Maxamed Cali Ameerico Safiirkii hore ee Soomaaliya oo maalmahan ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunt amaamulka Jubbaland ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ee dagan deegaanada Jubbaland,uu ugu hanbalayeynayo,Wax ay qabsadeen,Sidoo kale Wuxuu u mahadceliyey Maamulka Jubbaland,isagoo sheegay in uu doonayo in uu Goobjoog ahaado,Wax ka socoda Magaalada Kismaayo ee doorashada deegaankaas ka dhici doonta.
Sida Wararku sheegayaan Danjire Cali Ameeriko wuxuu kamid ahaa Shaqsiyaad Siyaasiyiin ah oo Maamulka Jubbaland ay ka codsadeen in ay halkaas ay kalala qayb galaan xafladii daahfur Dastuurka iyo Sidoo kale ogaysiiska doorashada ka dhici doonta Jubbaland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment