Bulsha:- Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadalay shaqaaqadii maalintii shalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle iyaga oo ku sheegay in ay iyagu ka danbeeyeen in ay kala caydhiyaan,ayna fashiliyeen isku day ay Puntland ka samaynaysay Magaalada Buuhoodle oo ahaa sanad guuradii Puntland,waxana sidaas Sheegay Saraakiisha ka soo jeda deegaanada Khaatumo ee Maamulka Soomaaliland ku jira.
Dad badana ayey layaab ku noqotay in Banaan baxayadii Maalintii shalay ka dhacay Buuhoodle ay yihiin kuwa ay lug kuleeyihiin Saraakiisha Maamulka Siilaayo,waxayna tani u muuqataa hada dacaayadaha ay istimcaalayaa Si deegaankaas ay u sii sheegtaan,maamulka Soomaaliland.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment