Bulsha:- Isbedelka Dalka Soomaaliya gaar ahaan kan caasimadda Muqdisho ayaa ah mid aad aadudareemaysid marka aad Magaalada timaadid, waxayna indhahaagu qabanayaan isbedel dhinac walba leh, iyo dadka oo hadda Maallaha Weekend-iga isugu yimaaha Xeebaha Waaweyn ee ay leedahay magaalada Muqdisho ee Liido iyo Jaziira.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment