Bulsha:- Madaxwyanaha Maamulka Jubblanad ayaa goordhaw ka hadalay Safarkii Safiirka Ingiriiska,Wuxuuna shegay in ay soo dhaweeyeen isla Safiirada isla Markaan uu ahaa qorshuhu, in aan is ogaano isna barno,waxan meesha ka soo baxay in Dowladda Ingiriisku ay taageero nasiino.“Anigu waxaan u sheegnay in Dowladda Soomaaliya ayna waxba ku darsan Karin xiligii mana aogolaan karo waxa hada ka socoda Muqdisho” Waxaa sidaas yidhi Axmed Madoobe oo xiligaas ka soo baxay Shirkii Garoonka Diyaaradah ku soo gabo gaboobay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA._______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment