Bulsha:- Magaalada Hargaysa Waxaa Waf-Saxaafadeed ku qabtay qaar kamid ah Xubnahan Madaxtooyada Maamulka Soomaaliland oo sheegay in Maamulka Soomaaliland ay ka soo xidhmeen albaabo badan,waxayna sheegeen Saraakiisha Maamulkaasi in,Xiligan lagu jiro Xili dadka Soomaaliland u baahanyihiin in loo helo qorshe Beesha Caalamka looga dhaadhiciyo,in deegaanka iyo dalkaba la badbaadiyo.
“Beesha Caalamku Waxay Joojiysay dhamaaan Waxyaabihii ay nasiib lahayd Sidoo kale Waxay joojiysay dhaqaalihii ay ku bixin lahayd doorashooyinka dalkeena,waxan meesha ka baxay Xafiisyadii aan kulahayn Adunka,oo markaliya albaabada la isugu dhuftay”Wuxuu hadalkan ka soo yeedhay Hogaamiyeyaasha Sare Maamulka Hargeysa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment