Topnews Daawo : Suldaanka Guud ee Beesha Isaaq Oo Afka Furtay Arin Siilaanyo Kaga cadhaysiisayna Ka Dhawaajiyey

Bulsha:-  Sudaanka Guud ee Beelaha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo mar kale Warbaahinta kala hadlay Hargeisa ayaa wuxuu sheegay in Umada Soomaaliyeed aysan kala maarmi karin.

Isagoo ka hadlayey Arimahaasi ayaa wuxuu sheegay in maanta magaalada Hargeisa ay joogaan, Digil iyo Mirifle, Abgaal, Jareer iyo Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee dega Koonfurta Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee maamulka Hargeisa.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Isimo dhowaan Cambaareeyay hadal kasoo baxay wuxuuna sheegay in hargeisa Laga taagay Xiligii gumaysiga calanka Soomaaliya.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment