VIDEO: Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Soomaalida si cajiib ah ugu sharxay hiigsiga 2016-ka (Daawo)

Bulsha:- Dhowaan ayaa xukuumadda iyo baarlamanka Soomaaliya waxa ay isla garteen inaysan suurta gal ahayn in qorshihii hiigsiga 2016 si dhab ah loogu fuliyo dalka Soomaaliya.

Waxa ay labada dhinac si cad u sheegeen in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, taasi oo ahayd arrin beesha caalamka ay si aad ah ugu dadaaleysay in la sameeyo.

Haddaba arrimahaas iyo caqabadaha hiigsiga 2016, ayaa waxaa laga wareystay agaasimaha hay’adda CRD ee Soomaaliya Jarbiil Ibraahim Cabdulle









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment