Video :- Ikraan Caraale Oo hees kaa qoslin doonta soo qaadey

Bulsha:- Waxaa jeclaanay in aan dadka la wadaagno hees qosol kaa keeni doonta oo fanaanada wayn Ikraan Caraale ay soo qaaday taasi oo dhuuxa iyo lafaha kaa taaban doonta marka aad daawatid Muuqaal ahaan.

“Dhaxan iyo qabow dheel habeenimo,Halka ka dhowdahay kama dheeliyo…. Waan ku dhali lahaa ,Dhibta caashaqa maad ila dhameyn ha ila dhaafine….”Waxay ka mid yihiin Erayada cajiibka ah ee heesta Ikraan.
Daawo Muuqaalka heesta















_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment