Bulsha:- Kulankani oo ahaa mid ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida kuwaasi oo u yeeray Somali Task Force ayaa looga hadlay qataro badan oo ku wajahan jaaliyada Soomalida.
Midka mid ah gudiga Somali Task Force oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Biixi ayaa sheegay in ay hayaan xog badan oo ku aadan dhalin yaro Soomaaliyeed oo hadda baxay kuwo kalena ay bixi rabaan waxayna xogtaasi noqotay mid jahwareer cusub keentay dad badana ay ku qalqal geliyeen.
Kulankani oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa lagu sheegay arimo badan oo Soomaalida ka qarsanaa waxaana kaliya kaga bogan kartaa daawshada Muuqaalkani oo aad u xiiso badan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment