Video: Gudiga qaban qaabada doorashada Jubbaland oo lagu dhawaaqay +Magacyadooda

Bulsha:- Maamulka Baarlamaanka Axmed Madoobe ayaa waxa ay ku dhawaaqeen gudiga qaban qaabada doorashada Madaxtino ee Jubba oo lagu wado in qabto 15 bishaan aynu ku jirno.

Gudigaan la magacaabay ayaa waxa ay ka kooban yihiin sagaal xubnood waxaana laga sugayaa in ay soo dajiyaan shuruuda iyo qaabka ay u dhaceyso doorashada iyo sida loo qabanaayo araajiyada.

Gudiga la amagacaabay ayaa waxa ay kala yihiin iyada oo dhammantood ka mid ah xildhibaanada Jubba.

1.Xabiibo Max’ed Cabdule   Gudoomiyaha

2.Axmed C/Xafiid Max’ed    Gudoomiye Ku xigeen

3.Xusen Xirsi Axmed               Xoghaye

4.Cabdi Max’ed Cabdi               Xubin

5.Cusmaan Xuseen Rooble      Xubin

6.Bashiir Axmed Cumar            Xubin

7.Xasan Xaaji Max’ed                Xubin

8.Axmed Ismaaciil                     Xubin

9.Cabaas Cali Ibraahin             Xubin

 Hoos ka daawo









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment