Video;-fadeexad Laba Wasiir oo Maamulka Siilaanyo Ka Tirsan oo Meel Fagaare ah isku Garaacaya Fadeexd (Muuqaal)

Bulsha:- Waxaan Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaal  Xambaarsan Fadeexad oo Xagan waxaan Filayaa in ad Qosli Doontaan Marka aad dheehataan muuqaalkan oo Wata Fadeexad Baaxad Leh Laba Wasiir oo Ka Tirtsan Maamulka Siilaanyo oo Meel Fagaare ah Lagu Kala hayo iyo Gacan Kahadal iyo  Goolaaftan, Laga Duubay.


Horgalka Lagu Magacaabo Cadami oo ah Nin ka soo jeeda Beelaha   Warsan Gali Balse  Ka Mid ah Horgalada Kabaha u Sida Maamulka Beelaha iidoor ayaa Waxaa uu Meel Fagaare ah  Ku Garaacay Wasiir Kale oo maamulkaas Ka Tirsan Muuqaalkana Waxad ku  Arkaysaan  Wasiirkii La Garaacay oo Laqabanayo.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment