Bulsha:- Sarkaal sare oo Al-shabaab kasoo goostay iskuna soo dhiibay DF ayaa wareysi uu siiyay Idaacada ku hadashay Afka Doowlada, ayaa wuxuu kafishay sirar badan oo muhiim ah oo ku saabsan kooxda.
Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.
Sheekha oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faalooday dhibaatada ay Ummadda u geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isagoo u waramay Wariya Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment