Bulsha:- Raga cuna cuntooyinka nafaqada leh, way ka dareen badan yihiin kuwa aan cunin cuntadaas, soorta oo lagu tiriyo cuntooyinka fiican marka lagu cunayo hilib iyo caano, sidoo kale soorta caloosha ayay socodsiisaa, marba ninka calooshiisa haddii ay socoto kacsi ayuu dareemayaa.
Calool marka ay kaa fariisato kacsigaaga wuu yaraanayaa, bariiska oo hilibka ku samaysan isagana wuxuu leeyahay, qooq, mooska waxaa lagu tiriyaa cuntada loo qoro dadka aan si fiican u kacsanin, sanbuuska hilibka iyo basasha leh, isagana cuntada qooqa kordhisa ayuu ka mid yahay, waana cuntada taariikhiga iyo midda hadda dadka u badan yihiin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment