Norway oo 1800 caruur ah ka qaadatay Soomaalida: Video

Bulsha:-  Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay nolosha Soomaalida Norway oo ka hadlaya dhibaatooyinka Soomaalida ay kala kulmaan dalka Norway iyo qoysaska laga qaado caruurta ayaa waxaa halkan idin kugu soo gudbinaynaa, barnaamij xiiso leh oo murugo xambaarsan.

Hooyo si macmo daro ah looga qaaday caruurteeda

Halkan ka daawo barnaajidka oo xiiso leh







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment