Naagaha astaamahan leh iska ilaali kuuma fiicna.

Bulsha:- Rag Badan ayaa u hanqal tagay inay xiriir ama guur la wadagaan dumar badan oo noocan oo kale misane leh calaamadahan dabeecadaha ah,

1-Ha Dooran ama wax xiriir ah hala sameynin Gabar asxaab badan leh,sababto ah gabadhaas waxay Qatar galineysa mustaqbalkaga madaama ay gabadhaha midoobay ay shar badanyihiin islamarkaane ay kala war qadaan waxana laga yabaa inay hadal walba ama sheeko walba idiin dhax marta ay asxaabteda kala tashataa Taasne kuma anfaceyso,

2-Ka Fogow Gabar Ka Hadal badan ileen waxa laga yaba inay hantidada dhaxasho,

3-Hala Sameeynin Wax Xiriir Ah ,Gabadha Aan Qarin Karin Sirtaada Wa Gabar Ku Shekeyneysa Kaana

4-Iska Ilaali Gabar Mar Walba Aad Ka Fogtahay Xanuun ,Baahi Iyo Kaar Telefonka Lagu Shubta Ku Weydineyso Waxayna Taasi Ujeedkeedu Yahay Inay Dhaqalahaga Hoos U Dhigta,

Hadaba Shabakada Wacdaraha.comWa Mid Mar Walba U Taagan Inay Bulshada Usoo Gudbiso Wixii Talooyin Ah Oo Ku Saabsan Barnaamijyada Arimaha Bulshada.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment