Daawo Sawirada: Madaxweynaha Ruushka iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Medvedev oo fasax ku jira

Bulsha:- Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ah nin aad u jecel jimicsiga waxana uu caan ku yahay xilliyada fasaxa ama shaqadaba in uu howlgelin isagoo aan soo qaadin jimicsi.

Madaxweyne Putin ayaa maalin maalmaha ka mid ah sawiradan laga soo qaaday isaga iyo ra’iisal wasaarihiisa Dmitry Medvedev magaalada Sochi. Hogaamiyaha dalka Ruushka ayaa sidoo kale waxa uu jecel yahay fardafuulka isagoo leh fardo u gaar ah kuwaasoo uu xilliyadiisa fasaxa uu eryado.

Kadib markii ay jimicsi wanaagsan qaateen ayay labada hogaamiye waxa ay isla cabeen shaah kadibna waa ay wada quraacanayaan dhismaha la yiraahdo Bocharov Ruchei.

Sidoo kale Ra’iisal wasaare Medvedev ayaan ka dhicin madaxweyne Putin waxana lagu arkaa isagoo ciyaaraya kubbada miiska oo uu aad u jecel yahay sidoo kale waxa uu taageeraa ciyaarta judaha.











______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment