Geeraar Jaceyl ah oo Soo Jeedasho Xambaarsan, Hami iyo Rajo Caashaq Wata…

Bulsha:-Geeraarkan gaaban oo ay idiin soo gudbineyso Heegan24.net  waxa uu qeyb ka yahay geeraaro ay shabakada   ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer .

Hamigii nafteydaay

Haween boqoradeeday

Hasaawe taan wadaagnee

Hami guur u qaadaay

Hoy in aan wada galno

Hanad ii xanbaartaan

Haminayaa macaaney

Hadal aan dhameeye

Howsha ila qabo oo

Hamigeyga ii rumeee

Haween boqoradeeday

Hubaal waan ku sugayaa

Hanti tan uga qaalisaney

Hadal aan dhameynee

Howsha ila qabo oo

Hamigeyga ii ruumeee








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment