Bulsha:- Fanaanka Caanka ah ee Knaan ayaa waxa uu hees soomaali iyo Ingariis isugu jirta ka qaaday goob weyn oo la’isugu yimid (festival) oo ku taalo magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.
Heesta uu goobta ka qaaday Knaan ayaa waxa ay ahayd “Qolobaa Calankeed” waxaana la jiibinayay Soomaali iyo Cadaan badan oo goobta ku sugnaa.
Hoose ka Daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment