Bulsha:- Daraasad lagu sameeyay ragga inta badan isticmaala Basbaaska ayaa lagu ogaaday in ay ka badanyahihiin 50% ragga aduunka ku nool ayadoona ujeedooka uu yahay mid ku abaaran dhanka dareenka.
Ragga isticmaala Basbaaska ayaa ah kuwa xiliga galmada ka gadisan kuwa kale ayadoona haweenka ay aad u necebyihiin ragga inta badan isticmaala basbaaska sababo badan oo xiliga galmada ay arkeen. Maria waa 25sano jir u dhalatay wadanka Sucuudiga waxa ay sheegtay in ay ayada gaar ahaan ay aad u necebtahay ragga ceynkaa oo kale ayadoona sheegtay in ragaasi ay ka kululyihiin dhan walba ragga kale ee anaan isticmaalin basbaaska, waxa ayna intaa ku dartay in biyaha ragga isticmaala basbaaska ay ka kululyihin kuwa kale taa oo ay ku macneysay in ay tahay adeegsiga basbaaska.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment