Jaceylka Cadawgiisa Koowaad Waxaa Lagu Asteeyay Sadaxdaan Qodob Ee Ka Kooban Mucjisada Caashaqa.

Bulsha:- Qubaro wax ka qorta arimaha jaceylka oo isugu jirta qoraa yaal soomaali ah iyo kuwa caalami ah ayaa waxa ay ogaadeen sababaha dadka qaar iyagoo is jecel aan guul gaarin.

Arintaan ayaa waxa ay aad uga dhex dhacdaa dadka saboolka ah isla markaana ka so jeeda qoyska aan heysan dhaqaalo gabar iyo wiilba, Sidaas darteed dadki cilmi baarista ku sameeyay arinkaan waxa ay nambar kow ka dhigeen in saboolnimadu tahay xaasidka koobaad ee jaceylka.

Sidoo kale waxa ay ogaadeen in sedexeeyuhu uu soo gelaayo nambar labo halka nambarka sedexaad ay soo gelayso beenta la isku shukaan sado.

1- Shiid sabool nimo:- Waa xaasid ka koowaad ee jaceylka ka taxadir

2- Sedaxeeye- waa xaasidka labaad ee jaceylka iska ilaali sirta jaceylkaada ha gudbin.

3- Been usheegida Jaceylkaada:- waa xasidka sedaxaad ee jaceylka iska ilaali ha sirin jaceylkaada hadii aad tahay qof wax jecel







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment