Gabar Soomaali ah Oo nafteeda qalad Weyn ka gashay -Daawo una duceeyay

Bulsha:- Muuqaal qimo la,aanta qurbaha Gabar Soomaali Ah oo Bikro Nimadeedii Ku iibsatay 25 Cent & Soomaalida oo Kaxanaaqday Arinkaas.

Wadaad soomaali ah ayaa dhacdadan toos tv uga sheegay markii gabadha ay sheekadeeda baareen ka dibna uu sheekh helay xogtaasi yaabka leh.

Waa dhacdo ka mid ah kuwa ugu yaabka badan ee soomaalida sameeyaan waxaana gabdhaha soomaalida laga raacay ragga ajaanibta ah.

Muuqaalkan waxa uu yahay fariin muhiim u ah dumarka qurbaha jooga ee ku waashay guurka ay ka doonayaan ajaanibta nolosha ay u dhiibtaan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment