Bulsha:- Noloshu waxa ay macaan leedahay marka ay haysato ruuxa ay ka calmatay dunidan; waana ruuxa kaliya oo ay naftu weheshato mar hadii aad iga maqantahayna magaran karayo xaalada aan kusuganahay illeen waxa aad tahay qeyb kamid ah noloshayda .
Ma malayn karayo in aan cid kale laqeybsan karo maxaa yeelay waxa aan ahay haaf /nus oo qalbigu adiga ayuu kujiraa ee fadlan marna ha i kala jarin, qalbigaygu shaqeyn malaha waxa kaliya ee uu degdeg ugu sii noolaan kara na waa adiga kaliya,waxa shaqo culus qabato maskaxdayda daraadaa ayayna u waalan.
Haddii aadan iga soo gaari ogaw in aan u dhiman karo caashaqaaga I haligay ee sida xun ii dhex galay cid aan adiga ahayna aanayn waxba ii qaban Karin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment