Fanaan la hadlay Dumarka Sariirta lagu cidleeyay -Video u gaar ah Hablaha

Bulsha:- Heestaan waxaa ku luqeynaaya Boqorka codka qarniga Alfanaan abdi fitaah shorty oo ka mid ah fanaaniinta saaxada fanka ku soo biirtay waqtiyadii Dambe fanaanka ayaa u dhabar Adeega sidii uu ku hormarin lahaa fanka soomaalida isagoo ku nool wadan Aan soomaalida laga tixgelin oo lagu gumaado waa wadanka koonfur Afrika oo uu fanaanku haatan ku noolyahay Erayada heesta waxaa iska leh Abwaanka Da’da yar ee Cabdinaasir xidig heesta waxaa miraheeda ka mid ah BILANEY FARDOOSAAY BALQIISTII HAWEENKAAY BIDHAAN ARAG QURXOONEEY BAR WADNHA KUTAALOON IGA BAABE EENEE.


GUJI HALKAAN EE DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment