Bulsha:- Ciidamada ku sugan furinta hore ee deegaanka Buulo- Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa Waxaa booqasho ugu tagay, wariye ka tirsanTaleefishinka Al jazeera oo laga leeyahay dalka Qadar.
Intii ay jidka ku sii jireen wariyaha iyo ciidankii la socday ayaa waxaa jidka u galay, ciidamo ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab ee ka dagaalama deegaanada gobolka Jubbada Hoose.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment