Bulsha:- Tani markii sii kordheyn weerarada La la beegsanaayo Hotelada Magaalada Muqdisho kasoo daganyihin Madaxda Dalka iyo Kuwa Reer Galbeedka iyo waliba Qurba Joog iyo Ganacsato ayaa haatan laga soo sheegaya in kabilaabatay Sheeko aan hore loogu arag.
Arintaasi oo si hoose shacabka u aaminsanayeen ayaa taasi xaqiijisay Weerarkii loo geystay hotelka weyn ee Jazeera kasoo lagu arkay madax dagan hotelkaasi oo qolalkooda kala soo baxay hubka fudu oo hore halkaasi ugu heysteen.
Waxa kamid ah Masuuliyiinytaas Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliyeed MR Rooble ayaa sheegay in dhawaaqa culus weerarka maqle kadibna qorigiisa kala soo baxay Ar Maajada ayaa durbadii halkaasi kabilaabay rasaas xoogan wallow ismiidaamin qura ka dhacday halkaasi.
Arintaan ayaa siweyn looga hadal hayaa caasimada kasoo ku aadan hubeynta masuuliyiinta ugu saraysa dalka kuna nool hotelada muqdisho waxaana la arkayaa masuuliyiin Qolalkooda yaalaan hub casri ah iyo kuwa fudud isaga difacaayo weerarada oga imanaayo kooxaha Kasoo horjeydo dowlada soomaaliya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment