DAAWO: Wiil Sigaaryo cab ah oo Wacdaro ka dhigay Dubai

Bulsha:- Wiil 12 sano jir ah oo ka soo jeeda dalka Imaaraadka Carabta ayaa cashar taariikhi ah siiyay rag sigaarka caba oo ku nool dalka Sacuudi Carabiya.

Wiilkaan ayaa waydiistay qaar ka mid ah ragaan in loo shido Sigaar si uu u cabo laakiin way u diideen.

Hadda waxa uu wiilkaan oo caaqilka ah ku sameeyay Raga Sigaarka caba ee asiga u diiday cabist Sigaarka


Halkaan hoose ka Daawo






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment