Bulsha:- Nin ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo Doonayay inuu is qarxiyo, ayaa ku dhintay intii uu isku xidhayay Qaraxa, waxayna dhacdadaasi ka dhacday Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir gaar ahaana halka loo yaqaan Masjidka Cali Geeddi.
Intaasi kadib ayaa Ciidamada Nisa waxay qabteen Xaaska dhagarqabihii geeriyooday iyo Gabadh la dhalatay,nin Mooto Bajaaj ku qaadi rabay iyo Malkiilaha Guriga uu deganaa ninka dhintay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment