Bulsha:- Waxaa magaalada gaalkacyo Qabasaday Maamulka galmudug oo meelo badan oo kala Gadisan Gacanta Ku dhigay waxaa maanta magaaladas lagu soo qabtay Lacgtii uu dhowaan maamulkaasi ka hadaalay ee been abuurka ahaded, Waxaan Qabtay Ciidanka Maamulkaas.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidamada kala duwan sida Booliska iyo Militariga ayaa hawlgalo balaadhan kawada magaalada waxaana shacabku si wada jir ah usoo dhaweeyen dhaqdhaqaaqa maamulka galmudug kawodo galkacayo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment