Daawo Video;-Fannaaninta Hada Loogu Jecyahay Soomaalida oo Maskax Xanuun Ku Riday Maamulka Garoowe Heesta Sanadka (Muuqaal)

Bulsha:- DHamaan   Akhristayaasha SHarafta Leh   ee Ku Xidhan warqabadka  Caalamiga ah ee Balicad.com  Waxaan Halkan ugu Soo Bandhigaynaa  Suugaan DHiig Furan Ku Riday Maamulka  Garoowe Looga arrimyo, waxaana Muran Madoon ah in Suugaantan ay Soo Bandhigeen fannaaniinta Soomaaliyeed ee  Ku Nool Waddanka  Maraykanka kuwa ugu qaalisan  ayaa Banaanka    Keenay Heestii sanaka  oo loo qaaday Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, waxaana Hubantiya in ay Dareen galinaso Cidkasta oo Soomaalinidama   Raadisa Heestan   Wadaniga ah.





“GALMUDUG WAXEEY KU CAAN TAHEY”, Waa  ERAYADII: Maxamed Guun, Laxankii Hodan Cabdiraxmaan,  Musigii Ustaad Harbi  iyo Farsamadii Samatar Siciid Saalax.Fannaaniinta qaybta ka ah heesta ayaa waxaa kamid ah” Dalmar yare, Hodan Cabdiraxmaan, Maxamed Alta, Ahzaab Cismaan, Farxiya Kaba-yare,  Sahruuja iyo Boqol”







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment